Wasiirka Haweenka iyo Dhalinyaradda Itoobiya Marwo Filsan Cabdi ayaa dagaal kala kulantay Khariirada Somaliland oo ay Muujisay

Wasiirka Haweenka Carruurta iyo Dhalinyarada Heer Federaal ee Dalka Ethopia, Marwo Filsan Cabdi ayaa dagaal iyo dhalleecayn fara badan kala kulantay khariirada Afrika oo ay ku muujisay Somaliland Isla markaana ay ku baahisay barteeda Facebook.

Hoos ka daawo Muuqaalka: