Wasiirka maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad ayaa laga helay Caabuqa Covid-19
Wasiirka oo barta Twitter-ka ku daabacay qoraal ayaa sheegay in laga baadhay caabuqa Covid-19 Isla markaana laga helay caabuqan.
Dhanka kale, Wasiirku waxa uu sheegay in xaaladiisa caafimaad ay wanaagsanahay.
Caabuqa Covid-19 ayaa maalinba maalinta ka dambaysa kusii fidaya gudaha Somaliland.
Bandhige@gmail.com