Jawaabihii Koobnaa ee Madaxweyne Cirro Sheegay Laba Qodob ayey meesha ka saareen.

= Markii uu sheegay inuu rajeynaayo in Maraykanku noqdo dalka ugu horreeya ee aqoonsada Soomaalilaan. Wuxuu meesha ka saaray weedhihii lagu dhaliilayey in aanu ahmiyad weyn siinayn ictiraaf raadint, oo ay xukuumaddisu hawlo lacag urursi ah ay ku jirto.
= Markii uu sheegay inuu dhammaytiri doono heshiisyadii dhexmaray Itoobiya iyo Soomaalilaan. Wuxuu meesha ka saaray rajedii ay Dawladda Soomaaliya ka qabtay inay xukuumadda cusub ka noqonayso heshiiskii Itoobiya iyo Soomaalilaan.