Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, ahna Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE ,ayaa ka qaybgalay Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay dhallinyaro ka kala yimi Degmooyinka Caasimada….

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, ahna Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka qaybgalay Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay dhallinyaro ka kala yimi Degmooyinka Caasimada Hargeysa, kuwaasoo bartay Dastuurka iyo Waddaniyada.

Munaasibaddan waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka Goleyaasha, waaxaana ka soo qaybgalay Xubno kale oo ka tirsan Xukuumadda

.