Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa Xaafadda Masalaha ka dhagax-dhigay dugsi sare oo loogu magacdaray Cali Sanyare Wasiirkii Hore Qorshaynta.