Weftigii Somaliland uga qayb galay wada-hadalada Khaatumo waxay dib ugu soo guryo noqdeen Hargeysa

 

Weftigii Somaliland uga qayb galay wada-hadalada Khaatumo waxay dib ugu soo guryo noqdeen Hargeysa, weftigan ayaa waxay ka war-bixiyeen halkay marayaan wada-hadalada Somaliland iyo Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:

bandhige@gmail.com