Xogta Dahsoon: Hudheelka loogu talogalay Dadka doonaya in ay iska ooyaan

Barnaamijkeenan kooban ee Xogta Dahsoon waxaynu maanta ku daah qaadaynaa halka uu ku yaallo iyo qiimaha lagu seexdo hudheelka u gaarka ah dadka doonaya in ay in badan iska ooyaan oo ilmeeyaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Hudheelka loogu talogalay Dadka doonaya in ay iska ooyaan:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com