Xubno ka mid ah golaha Wasiiradda iyo badhasaabka gobolka Awdal ayaa xadhiga ka jaray ceel-biyood laga hirgaliyey deegaanka Kallowle ee degmada Lughaya.