Xukuumada Somaliland oo Ka Jawaabtay hadalo ka soo yeedhay Gudoomiye Cirro

Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsamne Jaamac oo Shir Jaraa’id Isugu Yeedhay Warbaahinta Madaxa Bannaan ayaa waxa uu ka Jawaabay Hadalo ka soo yeedhay Gudoomiye Cirro uguna baaqay inuu sharciga ku soo Laabto.

Hoos ka daawo muuqaalka: