- Haddii aad isu taagtid inaad hawl qabato ama in aad dadka fikrad ka dhaadhiciso
waa inaad isu taagtaa sidee geedka oo kale, waayo geedku marna ma daalo.
- Haddii aad dhulka ku soo dhacdidna waa inaad usoo dhacdaa sida midhaha geedka ee haddii ay dhulka ku soo dhacaan haddana soo baxaya.
- Ma seexdo qofka ahlu Naarka ahi waayo wuxu kuย jiraa Cadaabaka Allah oo xidhiidh ah.ย Allah ha inaga nabad geliyo.
- Nin Faylasuuf ah ayaa marti qaaday koox asxaabtiisa ka mid ah , mid ka ah ayuu ku yidhi markii uu arkay cuntada yaraanteed iyo dadka tiradooda waxa wanaagsanayd inaad u kordhiso martidaada raashinka.ย ย ย ย Faylasuufka aya ku jawaabay โHaddii martidaydu caqli badan yihiin ku filan raashinku, haddii kalena raashinka ayaaba ka badan wixii ay xaq u lahaayeenโย Faylasuufkan ayaa aha Sokhret oo ahaa nin faqiir ah laakiin deeqsi ah oo xikmado badan, waana ninka ugu caansan ragga falsafadda.
Xigasho: wargeska dawan
Bandhige@gmail.com