Arrimihii ugu xiisaha badnaa ee ka dhacay Shirkii Kulmiye (WQ: Khadar Al-Xariiri)

Muddadii labada Cisho ahayd ee shirku Boorame uga socday Kulmiye waxaan isleeyay waxyaala ugu xiisaha badna ee dhacay waxa ka mid aha.

1. Madaxweyna oo is idhi Somaliland dheh oo ku halmaamay Soomaaliya.

2. Mayar ka degmada Boorma oo isna is yidhi Kulmiye dheh oo Waddani idhi.

3. Wasiir maxamed kaahi iyo M.Xigeen Salici oo kursi ku wada fadhiistay, mooji mid ka cidhiidhsaday kursige.

4. Madaxweyna oo markale Reer bariga kulayl iyo aqoonta oo ku yar kula kaftamay.

5. Madaxweyna oo Gobolada galbeed ka ee aqoonta leh kaso jeeda oo qalday isugaynta 43+16.

6. qudbadi madaxweyna ee shirwayna uu ka jeediyay oo ahayd qudbad aan diyaarsanayn oo gole ka fuula, una badnayd kulanadi dadki ay kulmeen Madaxweyna iyo wax yaalihii ay is idhaahdeen.

7. Xubno badan oo wasiir Caddaani, iyo Cabdaahi Habane ku jireen oo shirka ka qayb galin marki loo waayay xubinimadi xisbiga iyo qaar xubin sharafeed ka qayb galay shirka maalinti koowaad Sida Cali waran cadde oo maalinti labaad ee codaynta hogaanka xisbig aan joogin.

8. Iyo Ugu danbayn Abwaan Abdiraxmaan Abees oo ka dhextoosay gabagabadi shirka marki xabsiga laga siidayay.

Adiga maxaa xisoo kula lahaa inti shirku socday?.