calaamadaha lagu garto in uu jiro ku tagrifal awoodeed (WQ: Cabdi kayd Buraale)

calaamadaha lagu garto in uu jiro ku tagrifal awoodeed(signs of power abuse).

 

= qof aan dawlada ku jirin oo aad looga baqo, islamarkaana lagagarab fogaado marka xukuumada laxamanayo ?

= masuul ay masuuliyiinta kale ee lasiman ama ka darajada sareeyaa ay si gaara uga amar qaataan, ama ka danbeeyaan.

= qandraasle soo caanbaxay uun wakhiga xukuumadaasi jirto intaas ka horna aanba saaxada ku jirin ama jeeble ahaa

= saraakiisha ciidanka qaarkood oo magacooda aad loo hadalhayo sidii kidinbir, Geel qayilay, Shamaaxiye IWM

=jilibka uu ka dhashay madaxwaynuhu oo dadka kale ka fadilaada islamarkaana loo sii maro xukuumada.

 

ku dara ?