Dagaalka Saddexaad ee Adduunku Qaabkuu u Dhici Karaa? W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Iiraan iyo maleeshiyaadkeeda Shiicada oo bariga dhexe iyo Israa’iil dagaal la gala iyo Danaha reer galbeedka ee bariga dhexe burburisa.

= Ruushka iyo Baylaruus oo weerara dalalka la jaarka ah ee NATO ku jira.

= Turkiga oo Giriigga cir iyo bad ka weerara.

= Waqooyiga Kuuriya oo dhulka la sinta Japan, Koonfurta Kuuriya iyo Filibiin.

= Shiinaha oo Taywaan iyo wixii uu reer galbeed uu ka ururiyo ku duulla.

= Xuuyiyiinta Yaman oo dalalka Marin-biyoodka Baabu mandab kulaalaya iyo danaha reer galbeedka weerara.