Dharaaro xusuustood: Marwo Faadumo Siciid (WQ: Cabdirisaaq Diinaari)

Waxaan qabaa in aan Ku ixtraaano go’anka shaqsiyadeed ee ey gaadhey. Xisbiga iyo aqooyahanka iyo madaxdiisuna waxey u hayaan xishmad gaara Fatima wanu wadda shaqeyney. Intey qaranimadda dalkeena iyo siyaasada xisbiga u orodeyna maaha mid Ka qarsoon xisbi ahaan iyo shacab ahaan.

Waxaan qaaba Fatima iyo hogaanka madaxa xisbigu kumey kala tagin uurxumo. Meel kasta oo ey tagtona waa qof aanu sharaf u heyno. Waxaan Ka codsanaya dhalinyaradda ama dadka tageera xisbiga waddani in aaney Ku metelin aflagaado qofkii sameeya.

Sumcadda xisbigana maaha maalintii qofku tago in qaar tageraal ahi cayaan. Maalintu joogana amaanan. Xisbi waxa loo sameyey Madal siyaasiyiintu Ku kulmaan aragtidoddana Ku soo gudbiyaan si ey qaranka wax ugu taraan.

Maaha meheradd reer leeyahey ama Cid gaara u xidhan waa xisbi-qaran MADAXDDA sarsare baa hadey doonto beri kabaxi karta. Kuwo aaneydin filaneyn baa beri waddani Iman kara.

Bilaa caleeek aragtidiina fogeeya qofka shaley Kula dagaal galey maanta haduu shaqsiyadiisa go’aansaddey inuu xisbiga ka tago waxceeb ahna aanu odhan waligaa ha xajiimeyn.

Haku waayin ruux goba eri aanu Ka gayin

Waa dardaaran nin weyn iyo

waano duleed iyo

midaan dow-ulahaa

Fatima waligayo waxaanu ahaan doona asxaab dadka ey sheegeyso ee ey ceeshow milixa yihiin waa Gudomiayaha iyo familygiisa iyo intayadda ey wadda shaqeynta lahayeen.

Annaga jiddlamarney oo safaro wadda galney wanaageedda iyo gobonimadeedda waanu qireyna ciyaalka meelaha Ka magaaya waxaaney aheyn xogogaal.

Guul baanu Ku rajeynaya fatima.

 

Somaliland Ha nolaato 

Xisbiga waddani hanolaaddo