Doorashada iyo magacaabista Axmed Xuseen ee waddanka Canada (WQ: Xasan Cabdi Shire)

 

Axmed Xuseen, sannadkii 2005 wuxuu noqday xubin ka tirsan barlamaanka Canada, xalay waxa loo magacaabay wasiirka socdaalka isla waddankaas.

Canada waa waddanka ugu baaxada waayn dunnida sidoo kale waa mid kamid ah waddamada ugu horeeya dhanka horumarka dunnida dhaqaale ahaan.

Haddaba arinkani waxa uu dhiiri-galin u yahay Somaalida ku nool daafaha caalamka ee u muuqda badankoodu inaay iska takooraan doorkooda nololeed ee aay qaayb kaga noqon karaan hogaanka iyo go’aanka wadamada aay ku noolyohihiin iyagoo la wadaagay dhaqankooda iyo aaminaadooda.

Dhanka kale waxaay dawo iyo xal u noqon lahaayd Somaalida konton ka sanno joogtay qurbaha ee aqooyahankeeda iyo hal-doorkedu waqtiga galiyaan sidii aay uga qaayb noqon lahaayeen qabyaaladda aafeeysay dadka, iyagoo u maraya jidka xil-raadsiga ama tacabkoda geliya inaay xil waddankooda ka helaan oo kali ah dadka na ku abaabula hanaan ka qabiilnimo iyo kala qaaybinta, waxaay daliishadaan inaay ajaaniib ku yihiin dhulkaas, maanta waxa fikirkaas jabiyay Axmed Xuseen oo fadhiisan doona shirka golaha wasiirada Canada.

Doorashada Axmed Ismaaciil waa dhiiri galin ku dayasho mudan .

Hoos ka akhriso maqaallo hore oo uu qoray Xasan Cabdi Shire:

Dunida xidhiidh-keeda waxa hagaya baahida dhaqaalaha!

Hambalyo ku socota dufcaddii sadexaad ee Maakhir University, Badhan

Qofkasta waxa uu leeyahay xuquuq iyo milgo dhaawrsan

Nidaamka hub-ka-dhigista, kala-daadinta iyo is-dhex-galka

Uddub-Xujo: Sheeko

Ma Dameer baa, mise waa libaax?

 Kacaankii qunyar-socodka ahaa “silence revolutionary” Q1aad

Kacaankii qunyar-socodka ahaa “silence revolutionary” Q2aad

Kacaankii qunyar-socodka ahaa “silence revolutionary” Q3aad

Mullaaxda galool yaa maydhax looga diiraa? Q1aad

Mullaaxda galool yaa maydhax looga diiraa? Q2aad

Mullaaxda galool yaa maydhax looga diiraa? Q3aad

Saxaafadda: Xor mise xaddid

Jaangoynta diblomaasiyadda

Jooji Cabashada, Iskaa wax u qabso!

Anaaniyaddu waa cudur dilaa ah

Imaamka Masaajidka

Qaarada cagaaran iyo xidhiid-ka cusub ee dunida horumartay

Daawlidnimada iyo xatooyada xoolaha dadwaaynaha

Waayo-aragnimo

Af qalaad

Doorka Sekaddu ku leedahay bulshada iyo dhaqaalaha

Awoodaha is kaaba

Ha rajo dhigin!

Guducur aan caddaba jirin: Siyaasiga maanta

Ciil-Qabe