Faaidooyinka laga helo Biyaha liin dhananta (WQ: Dr. Liibaan)

Wan ogahay in Aqriska necban tahay balse 1 daqiqo kaliya isi si an kugu so gudbiyo talooyinkaan laga yaabo inay ku anfacaan waxna iska bedeli donaan.

1= Cabbida Biyaha liinta leh calooshada oo maran (Eber ah) waxay ka cawinaysaa in jirkaaga ka saarto sunta.

 

2= Cabidda liinta waxay jirkaaga ka cawineysaa inuu joogteeyo xadka PH-ta (Potential Hydrogen).

 

3= Liinta waxay la dagaalantaa Bakteeriyadda xidmaha, ย waayo waxaa ku jirta Maado layiraahdo PECTIN FIBER taaso faaido u ah xiidmaha mardhiciradda yar yar.

4= Biyaha Diiran oo liinta leh waxat ka cawiyaan in dheefshiidkagu si fican u shaqeeyo sababtoo ah waxaa ku jirta CITRIC ACID ย taaso ah maado la falgasha dhecaanadda kle ee qaabilsan dheefshiidka si loo yareeyo qatarta ka imaan karta cabitaanada laga dhaxlo boog calooleedka (Peptic Ulcers | Gastritis ).

5= Biyaha liinta leh waxay nadifiyaan beerka , ย waxay ka caawineysaa in beerkagu si sahlan iskaga saaro sunta.

6= Biyaha liinta waxay la dagaalamaan infekshanada ย ku dhaca Hawo-mareenka Respiratory Infection ) sida nabarada qoorta iyo Caabuqyada ku dhaca Qumanka.

7=Biyaha liinta leh waxay ka caawinayan Misaan dhimista (Weight Loss) waayo waxaa ku jirta PECTIN FIBER oo ah maado la dagaalanta Xeerta / Dufanta.

8= Liinta waxay faaido u tahay ama ilaalisaa Difaaca jirka (Immune System) waayo liinta waxaa ku jira Vitamin C.

9= Liinta waxay ka kooban tahay ย CALCIUM, MAGNESIUM, POTASSIUM, CITRIC ACID, PHOSPHORUS, iyo kuwo kale oo badan faaido badana leh.