Faa’iidooyinka Caafimaad ee Jimicsigu ย u Leeyahay Haweenka
1. Waxaa uu ka qayb qaata caafimaadka qabka ย jidhka
2. Waxaa u ka hor tagaa cudurada sida wadno xanuunka iyo dhiig karka
3. Waxa uu kor u qaada kalsoonida gabadha
4. Waxa u la dagaalama baruurta iyo cayilka
5. Waxa ย uu qurxiya qaab dhismeedka jidheed ee ย gabadha
6. xiliga caadada gabadha waxaa u yareeya dhabar iyo moxog xanuunka(suratay)