Ingiriisku wuxuu heshiiyo la galay qabiillooyin Somaliland dega imaatinkiisa ka hor; W/Q:(Prof. Alkhaliili M Abdullahi)

Ingiriisku wuxuu heshiiyo la galay qabiillooyin Somaliland dega imaatinkiisa ka hor;

1. Habar Awal: Waxay heshiiska kula saxeexdeen ingriiska magaalada Bullaxaar sanadkii 1884.
2. Ciise iyo Gadabiirsi ; Waxay kula saxeedeen Saylac sanadkii 1884.
3. Garxajis; Waxay kula saxeexdeen Cadan sanadkii 1885.
4. Habarjeclo; Waxay kula saxeexdeen Cadan sanadkii 1885.
4. Warsangali; Waxay kula saxeexdeen Laasqoray1886.

Qabiilooyinka aan heshiiska kulla jirin gumaystihii Ingriiskii.
1. Dhulbahante
2. Ogaadeen
3. Toljecle
4. Bartire
5. Arab
6. Ayuub
7. Sheekaal
8. Gabooye.
9. Hawiye
10. Madigaan.
11. Akhise.

Heshiisyadaas kadib. ingriisku waxaa sanadkii 1888 uu aasaasay maxmiyaddii Biritish Somaliland. ingiriisku waxaa uu maxmiyadan hoos geeyay Cadan, oo uu ilaa sandkii 1898 -kii ka maamulayay xafiiska gumaystuu ku lahaa Hindiya.

1889-1905-tiina waxaa Somaliland laga maamulayay xafiiska arrimaha dibada ee ingiriiska. intaas waxii ka dambeeyayna waxaa toos looga maamulayay xafiiska guud ee gumaystaha.

Prof. Alkhaliili M Abdullahi

Bandhige@gmail.com