Labba Qodob oo aan ku diirsaday iyo Labba aan ku dawakhay (WQ: Xamse Cabdiraxmaan Khayre)

Labba Qodob oo aan kuu diirsaday iyo Labba aan ku dawakhay

 

Labba aan kuu diirsaday

1. In wada-hadaladda Soomaaliya uu MWaynuhu ku xidhay shuruudaha kala ah : (a) iney marka hore aqoonsadaan inaynu nahay labbaddii dal ee 1960-kii wax isku darsaday iyo (b) arimaha masiiriga ah ee kala noqoshada midowgii iyo madaxbanaanida in toos loo abbaaro.

 

2. In saraakiil 12 ah la guddoonsiiyay billado kala duwan taas oo wax ka taraysa niyadsamidda iyo mooraalka ciidanka

 

Labba aan ku yar dawakhay

1) Inamadda Xamar Jooga. Maxamed Cabdullahi ma ku jiraa inamadaas tolow? Waa odaye!

2) Dadka uu MWaynuhu leeyahay   “Baloodhada ha laga wacdiyo dadka.Dhulku wuu inagu filan yahay oo waliba inaga waa inaga badan yahay’e”. Sidaas buu hadalka u dhigay madaxwaynaheenu.