Maalintii Nuurka (WQ: Cabdirisaaq Abaadir Ibraahim)

 

Maanta waxay ku beegan tahay 17-ka Ramadan. Waa maalin Ummadda Islaamka ku wayn. Waa maalin nuurkii adduunku uu soo baxay. Waa malin xaqa iyo baadilku uu kala baxay. Waa maalin dastuurkii adduunka la helay. Waa maalin mucjasadii ugu waynayd adduunkan la keenay. Waa maalin la inna faray in aan wax akhrino.

Waa maalintii Nebigeenii suubanaa, calayhi salaatu wa salaam,ย โ€ชย lagu soo dajiyay Quraโ€™aan Kariimka. Ilaahaw quraanka ka yeel rafiiqayaga aduun iyo ka aakhiro.

Maalmo badan oo aan maco lahaynba ayaynuย xusnaa balse maalinkan inta ogi waaba in yar oo kooban. Waddamada Islaamka qaarkood maalinkani waa fasax oo lama shaqo tago. Ilaahay ha innaga dhigo kuwa isku xukuma iskuna dhaqa kitaabkiisa sharafta leh.

Maalin qiimo leh

 

Hoos ka akhriso maqaalladii hore ee Cabdirisaaq Abaadirย 

Maxaad ii oggoshahay?

Jacaylku waa falcelin

Maya xal ku-meel-gaadh ah

Dooddii qalinka iyo warqadda

Falanqaynta sheekada โ€œBakayle iyo Diinโ€ย 

 

abadir01@yahoo.comย