Maxaad ku ogaan kartaa in xanuunka Korono Fayrisku hore kugu dhacay? (WQ: Cabdiraxmaan Jiciir)

Maxaad ku ogaan kartaa in xanuunka Korono Fayrisku hore kugu dhacay?

 

Waa su’ sashii ugu adkayd ee calamka kaga yaabisey( saynisyahanda) 5 ti bilood ee u dambeyey.

Shaybaadhka cusub( ย Swis, Roche antibody test) ย ee maanta ay ansixisey isticmaalidiisa Public Health England(PHE) ee lagu baadhi doono Covid-19 ( lab based), ayaa lagu ย tilmaamey inuu noqon doono rajo cusub oo dhanka baadhista ah ( Game changer). ย  ย  ย Siddo kale hayada FDA ee dawlada US ayaa iyaduna dhawaan approve-gareysey teskan.

Teskan ย oo ah nooca loo yaqaano (antibody test) ee baadhaca difaaca xanuunka waxan la cadeeyey inuu yahay ย sax (accurate) 100% senstive.

 

Arrintani waa ย faa’iido aduunko dhan u so kordhay baynu odhan karnaa. Maadaamo 5 -ta qof ee qaba xanuunka 4 ย ka mid ahi ย ama 80% dadka xanuunku ku dhaco aaney wax calaamad ah dareemin ย ama sida durayga oo kale uu u saf maro.

Baadhistani waxay sheegi kara dadka xanuunka hore ugu dhacay iyo dadka cusub ee qaba xanuunkan labadba. ย  Tani, ย waxay sahli doona in la ogaado ย percentage bushada ee xanuunka difaaca u leh,taasi oo fudayn doonta ka so bixid lock down ta.

 

Fiiro gaar ah: ย  Shaybaadhka DT-PCR wuxu sheega keliya dadka xanuunku imika hayo( antigent test) ma sheego cida difaaca u leh xanuunkan ee hore ugu dhacay, waxaana laga helaa oo keliya cusbitalada waaweyn. Labadaba tesba way is cawin doonan.

Photograph: Valรฉrie Macon/AFP via Getty..Guardian