Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Soomaalilaan 1994 ilaa 2021 (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Wasaaradda maaliyadu waxa ay soo martay heerar kala duwan oo kolba meel taagnaa. Sannadihii u dhexeeyey 1993-kii ilaa 1995-kii wasaaradda maaliyadu waxa ay u qaybsami jirtay laba wasaaradood oo la kala odhan jiray, Wasaaradda Khasnada iyo Wasaaradda Maaliyadda, balse markii dambe waa la isku daray oo waxa loo bixiyey Wasaaradda Maaliyadda. Haatana waxa loo bixiyey wasaaradda horuminta maaliyadda.

Magacyada Wasiirradii Soo Maray Maaliyadda.

Magaca                                                      Mudada Xilka

= Ismaaciil Hurre Buubaa…………………..1991 …1993

= C/laahi Maxamed Ducaale……………….1993….1994

= Ibraahin Cabdi Muuse……………. ………1994…

= Maxamed Axmed Samatar “Ildab”……….1994

=Maxamed Dhimbiil Galbeedi………………1995….1995

= Cawil Xaaji Cumar………………………………1994….1995 “W.Khasn”

= Saleebaan Maxamuud Aadan……………….1996…1996

= Eng. Yuusuf Caynab Muuse…………………1996…1997

= Axmed Maxamed Maxamuud” Siillanyo”….1997….1999

= Maxamed Siciid Gees…………………………1999….2001

= Xuseen Faarax Doodi………………………….2001…2003

= Xuseen Cali Ducaale……………………………2003….2010

= Maxamed Xaashi Cilmi………………………..2010…2012

= C/casiis Maxamed Samaale……………………2012….2015

= Samsam Cabdi Aadan…………………………..2015….2017

= Yuusuf Maxamed Cabdi……………………….2017…….Nov.2018

= Sacad Cali Shire………………………………….Nov..2018……

 

Miisaaniyad Sannadeedkii 1994 ilaa 2019.

 Sannadka              Miisaaniyadda

  • 1994……..250, 000, 000 S/L Shillin
  • 1995……..1, 996,623,580     ‘’
  • 1996…….11,207,100,000
  • 1997…….36,108,606,940
  • 1998…….42,834,702,507
  • 1999……55,916,304,333
  • 2000……74,692,891,000
  • 2001……78,026,000,000
  • 2002…….88,852,000,000
  • 2003…….101,687,066,649
  • 2004…….144,848,772,610
  • 2005……148,252,211,709
  • 2006……164,669,033,000
  • 2007……202,759,848,704
  • 2008……280,610,081,921
  • 2009……265,190,140,732
  • 2010……310,259,111,704
  • 2011……529,935,322,246
  • 2012……639,369,240,470
  • 2013……750,000,000,000
  • 2014……912,000,000,000
  • 2015……1,080,000,000,000
  • 2016…….1,771,681,042,140
  • 2017…….2, 175,104,355,662
  • 2018…….1,687,000,000,000
  • 2019…….1,823,975,720,000
  • 2020…….2,751,304,880,098
  • 2021…….2,882,000,000,000

 

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@hotmail.com

Tix-Raacyo:

Dan-Jire….warside ay soo saarto Wasaaradda Maaliyadda

Meerisyadii Taariikhda………………………Cali Dool Axmed” Qoryoolay”