Murankii Barxadda Tiyaatarka: Jare weli halkiisii taagan! (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Murankii Barxadda Tiyaatarka: Jare weli halkiisii taagan!

2014ka ayaa la xalliyay khilaaf ka dhashay warqad madaxtooyadu niman salaaddiin ah ku soo siisay barxadda baabuurta ee tiyaatarka, 2015 ayay Dawladda Hoose ee Hargeysa kaalintii shidaalka ka iibisay nin ganacsade ah, isaguna albaab buu Bari ugu jeediyay tiyaatarka. Sidaas awgeed lama dhisi karo barxaddaas..

Dhagaxaanta muuqdaa waa soohdinta labada dhinac.. Dawlad hoose iyo dawlad dhexeba waa ay maarayn kari waayeen hawshan…