= Xukuumadda cusubi laba qaab ayey ka yeeli doontaa heshiiska. Mid waa inay dib isaga dhigto dhammaan hawlihiisa oo dhan. Sababtuna waa inay u baahan tahay dhaqaale ay dawladda ku wado, soona qaadato lacagaha laga xayiray xukuumaddii Biixi ee heshiiska MOU-ga awgii looga xayiray.
= Ta labaadna waa inay halkii Biixi ka sii wadaan oo ay ictiraafka dhammaystiraan, una badheedhaan dagaalkii Dublamaasiyadeed ee Muqdishu ku waday Soomaalilaan.