Saadaasha 2025- Ee Somaliland iftiin Baxayaan Arkaa”
Qarankan Curdinka ah Ee Somaliland Wuxuu Qaaday Tubtii Horumarka Waxaana La saadaalinayaa 2015-ka 85% Aanay jiri Doonin Dhalinyaro Bilaa ย Shaqo ah Halka imika lagu Qiyaaso Shaqo La’aanta 87% Dhalinyarada Dalka”
Sidoo kale 2025-ka Dekeda Barbara Waxay Noqonaysaa Dekeda Ugu Dhaqdhaqaaqa Badan Bariga Africa”
2025- Gobolka sanaag Wuxuu Noqon Doonaa Gobolka Ugu Macdan iyo Beenyo ย Dhoofinta Badan ย Waxaana Maal Gashan doona Shirkado Badan”
Gobolka Sool Waxaa Loo Qorsheeyey Saylada Laga Qaybin Doono Allaabaha Dekeda Waxaanay Waraabin Doontaa Bariga Africa oo Dhan Sidoo kale Waxay Noqon Doontaa Saylada Lagu ururiyo Xoolaha Ka dhoofaaya Dekeda Ee Ka imanaaya Geeska Africa oo dhan sidoo kale waxaa loo Qorshaynayaa Xarunta Taariikhda iyo Dalxiiska Dalka”
Gobolka Togdheer Wuxuu Soo Saari Doonaa shidaal Qaydhin Oo Lagu Sifayn doono Dalka Gudihiisa Waxaa Dalka iman Doona Dalal inaga caawiya Arimahaasi”
Gobolka Awdal Wuxuu Leeyahay Macdan iyo shidaal Kuwaana Daaha ayaa Laga Rogi Doonaa insha allaah”
Somaliland Waxay Noqonaysaa 2025-ka Qalbiga Qaarada Africa”
Intaasi oo dhan Waxaa Ka sokeeya Caqabado iyo Dagaal adag oo Cadawgeenu isku Dayaayo inuu Ku kala kiciyo Qorshaha Barwaaqada ah Ee Dalkeenu u guuraayo”
Wuxuunbaa loo Baahanyahay inaynu Surintaa cidhiidhiga ah Ka Gudubno inta Ka Horaysa 2025-ka Ma Foga oo Waa shansandood uun Ka dib”
Ugu Danbayn 2030-ka Somaliland Ma jiri Doono Qof Bilaa Guri ah Ama Bilaa Shoqo ah Ma Lacag Ka warwaraaya Insha allaah
Waxaa Inoo soo Wareegi Doona Suuqa Dubai iyo khaliijka oo Dhan Waa Hadii aynu Awoodeeda Maskaxeed yeelano”
Insha allaah Waa Qorshaha Bini aadannimo Tii Alle-na Waa Meel”
Somaliland Guul iyo Barwaaqo
Yusuf Dool