“48 Saacadood ugu danbeeyey warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Kuwa dalalka Khaliijka Waxay Saldhiga Wararkoodu noqday Somaliland

Waraysi Kala duwan ayey Magaalada Dubai kaga qaadayaaan Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro lo Todabaadkan gudihiisa Shir baaxad culus oo Dawlnimada iyo Jiritaanka Somaliland Kor u qaaday Kaga qayb galay Magaaladaasi

Shirkan oo Madaxweynaha Qaranku dunida u sheegay in Somaliland tahay Dawlad Madaxbanaan oo ku taala goob muhiim ah Aduunyaduna u soo bandhigaysa khayradkeeda”

La-taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Warbaahinta Mudane Xamse Cali Bulbul