Sadaasha Guusha iyo Xisbiga Kulmiye (WQ: Sacad Axmed)

Waxaan idinku salaamay dhammaan akhristayaasha iyo xiiseeyayaasha Maqaalkan salaanta ay isku salaam dadka jannada (Ahlu jannada) ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu  hadii aan soo goobo maqaalkeygu wxuu manta daaranyahay dardaaran

Sadaasha guusha ee xisbiga kulmiye tani markii ay bilaabantay loolanka loogu jiro kursiga dalka ugu sareeya waxaa soo if baxaysay guusha xisbiga kulmiye oo haatan uu muuqata mid ku  guuleysanayaa dorashada  fooda inagu soo haysaa ee ay ka hadhsanyihiin  maalmaha koobani,  xisbiga kulmiye oo ah mid looga bartay horumar iyo midnimo  mudadii yareyd ee u xilka hayay  isagoo dhinacyo  fara  badan ka sameyay horumar balaadhan oo la taaban karo, xisbiga kulmiye oo hantay  dhamaan shacabka Somaliland haday yihiin dhalinyaro, wayeelM

,haween intaba, shacab weynaha somaliland oo mar labaad u hamuun qaba inay doortaan xisbiga kulmiye oo uu hogaaminayo ruug cadaa weyn oo Somaliland  waxa  badan u qaban karaa madaxweyne Siilaanyo dabadiii, xisbiga Kulmiye  sidoo kale waxaa looga bartay inuu ka dhabeeyo balan-qaadayada u  sameeyo bulsho weynta Somaliland, Xisbiga kulmiye oo haatan ololaha doorashada ka sameyay guulo  fara badan ayaa la odhan karaa waa xibiga qudha ee ku guuleysan kara dooroshooyinka soo socdaa ee Somaliland isagoo lagu dooranayo waxqabadka u hore uu soo sameyay xisbigu, xisbiga kulmiye ayaa isticmaala erayo inta badan soo jiita maskaxda dadweynaha Somaliland kuwaas oo ay ka mid yihiin “Himiladeenu waa bari manta ka fiican ”  “Horaa loo soconayaa”  “ Dooro Hogaan Go,aan leh ” kuwan iyo kuwo la mid ah yaaa bulsho weyntaa Somaliland soo jiidatay Balanteenu waa Kulmiye oo Mar labaad ku guuleysta Hoggaanka Dalka.

Diyaarintii :

Sacad Axmed

Hargeisa  , Somaliland