= Hadalkii uu sheegay masuulka ammaanka u qaabilsan Kililka Shanaad ee dublaamsiyadda ka arradnaa ee xambaarsanaa Af-xumada ee ahaa inay Soomaalilaan samaysay gogol dhaaf siyaasadeed. Waa hadal cadho ka muuqato oo aan Af siyaasadeed aan ahayn.
= Kelmadda ki jirtay warka uu baahiyey Tilifiishanka Kililku oo ahayd ‘ Maamulka Soomaalilaan.’ Waayo kelmaddan hore umay isticmaali jirin, waana kelmad xaqiraad ah. Weftiga Soomaalilaan wuxuu la kulmay Taliyaha Booliska Fadaraalka iyo Taliyaha aagga bari ee ciidamada Itoobiya. Madaxda Kililku kaalin weyn kumay lahayn ajandaha.
Like
Comment
Send