Safarkii Saaxibadda Wanaagsanaa!

Muxamad Ibnu Manaadar oo ka mid ahaa Salafkii hore (dadkii hore ee wanaagsanaa)ย  waxa uu yidhi: โ€œAnagoo maalin wada socona Khaliil Ibnu Axmed ayay kabtaydii iga goโ€™aday, ka dibna waxaan bilaabay inaan kaba laโ€™aan ku socdo.

Markii uu arkay inaan kabo laโ€™aan ku socodo ayuu isaguna kabihiisa iska saaray oo uu ku socday kabo laโ€™aan.

Waxaan weydiiyay maxa kugu kelifay ee aad adiguna kabaha isaga saartay?ย  Waxaana uu iigu jawaabay waxaan doonayaa inaan dhibaatada ku haysa kula wadaago.

Sidaasi ayuu ahaa dhaqankii muslimiinta ee hore kuwaasi oo si buuxda ku dabaqay diintooda, oo isla jecel wanaagaa dhibkana wadaagayay. (Saaโ€™id.Net