Saldhiga Milatariga ee Turkigu Soomaaliya ka furtay, waxa ay saamayn ku leedahay amaanka Geeska Afrika guud ahaan iyo gaar ahaan amaanka Somaliland (WQ: Maxamed Daahir Axmed)

 

#Saldhiga Milatariga ee Turkigu Soomaaliya ka furtay,waxa ay saamayn ku leedahay amaanka Geeska Africa guud ahaan iyo gaar ahaan amaanka Somaliland.

#Jamhuriyada Somaliland saamayn gaar ah ayuu ku leeyahay saldhigani,sababtoo ah Koonfurta Soomaliya oo ciidan loo toobabaro iyadoo dawlada Xamar ka jirtaa si qayri sharci ah u sheeganayso dhulwaynaha Jamhuuriyada Somaliland in ay ka taliso,waxa ay ka dhigan tahay laba dhinac oo ishaya in dhinaca la xoojiyo,iyadoon la eegin saamaynta oo dhinaca kale ku leeyahay.

#Shacabka Jamhuriyada Somaliland waxa la gudbuun in ay ka diyaar garoobaan saamaynta uu saldhigaasi soo wato,oo ay doortaan hogaamiye u babac dhigi kara cududa milatari ee halkaa ka soo socota. Hogaamiyaha kartida iyo aqoonta lagaga hortagi karo cududa halkaa ka soo socotaa,waa Muse Bixi Cabdi.

#Muwaadin u codee Muse Bixi Cabdi oo lagu halayn karo difaaca dalkeena.

WQ: Mohammed Dahir Ahmed