Sideen u qaabilnaa Radammaan, bishii khayrka iyo Qur’aanka “كيف نستقبله رمضان .شهر الخير القرآن”Q1.aad (WT&H: Axmed Cali Kaahin)

 

Adoonka wanaagsani wuxuu ku qaabilaa, toobad saafiya, go’aan adag, ka gacan qabsashada khayrka, iyo ku camirid camalo suuban, Allaale baan ka tuugaynaa in cibaado suuban inagu gargaaro. Waxaan halkan kusoo gudbindoonaa, barnaamij rag iyo dumara, oo bisha Ramadaana. Aan isku dayno in aan ka faaiidaysano, saacad kasta oo saacadaha ramadaanta ah, wixii faaiido iyo intifaaca aakhiro iyo aduun inoo leh

BARNAAMIJKA

RAGA.

SUBAXA KA HOR.              قبل الفجر

Salaada Tahajudka ku dadaal , adoo mid gaara samaysanaaya habeenkii guriga التهجد قال تعالى ( أمن هو قانت آناء الليل ساجداً وقائماً يحذرُ الآخرة ويرجو رحمة ربه ) الزمر : 39

Suxuurtu waxa ku jira barako badan ku dadaal. السحور : قال النبي صلى الله عليه وسلم ( تسحروا فإن في السحور بركة ) متفق عليه .

Wakhtigaa suxuurtu waa wakhti dahabiya oo Allaah scw. Dambi dhaaf la waydiisto. الاستغفار إلى أذان الفجر قال تعالى ( وبالأسحار هم يستغفرون ) الذاريات : 18

Tuko labada rakcadood ee ka horeeya Salaada subax, waxay ka qiimo badan yihiin aduunyad iyo waxa dhexyaala. السحور : قال النبي صلى الله عليه وسلم ( تسحروا فإن في السحور بركة ) متفق عليه

 

Waxa Qoray Axmed Cali Kaahin.

Eray tabintii, iyo haybaynti.  Axmed Cali Kaahin