Socdaalakygii Tog-wajaale waxa uu ahaa mid lama iloowaan ah (WQ: Faysal Rooble)

Togwajaale

January 6, 2020

 

Socdaal raad mahadho ah igu yeeshay.

Socdaalakygii Togwajaale waxa uu ahaa mid lama iloowaan ah. “Xusuus baa geela lagu xero geeya,” ee waxaan bulshaweynta, maamulka iyo salaadiinta Togwajale lawadaagay dunta dheer ee igu xidha magaalada: hooyaday oo ka mid ahayd jaadlaydii degaanka ugu horeeyey iyo shekooyinkii Togwajale ama Garoonka, 1969 markii iigu horeysay een Magaalada arkay iyo sisawgii Qormaaye we lagu balamiyey, iyo Heesti Hibo ee Saba kale Hamoodine ok xiligaa wadanka qabsatay, adeeradaydii 1964 dabadeed xiligii Geeshkii baby mushtar ka furtay magaalada(Garad Cali Xayder, Inwalaahiile, Awmadoobe, Aw Cisman Yusuf iyo in kale oo badan); riwayadii ugu horeysay een Wajaale ku daawaday 1976 iyo Dab Jacaly karinwaan, ugu dambeyn 1977 markii aan WSLF ka baxay iyo dhuumashadaydii aan ku dagaanaa arberkadii Abdi Xaaji (Cabdi Ingriis).

Kolkaan tolnimadaas la  wadaagay waxaan bulshada kala munaaqashooday ahmiyada ay Togwajaale u leedahay Soomaali iyo DDS.

Waa gateway to the sea, waa entry to neighbouring country, waana qacdahore  ee ka baxa ama soo gelida DDS. Sidaas darteed waxaan dadweynaha la wadaagtay Qorsha-hagaha ama Master Plan ku haboon Togwajale.

Midhaha ugu dhow ee la goosan karaa waa afar:

1. In Welcoming sign wacan ama a well designed gateway marque or sign loo sameeyo.

2. In toga la nadiifiyo lagana dhigo bilic ishu ku doogsato

3. In Dry port zone laga sameeyo dhinaca daanta.

4. In bacadle habaysan oo laga adeegto loo sameeyo daantan. In had iyo jeer daantan dib u dhacdo waa lama qaaraan.

5. In rer-Togwajale iyo DDS ka nafaqaystaan ama ka faaiidaan xamuulka buuralayda u socda dhaqaale ahaana rer Togwajale wax u tar u keeno.

Intaas ka sokow, waxan madaxda iyo bulshada la wadaagtay Master Plan iyo kan Togwajaale ku haboon.

Mahad Celin: Mayor Mukhtar, maamulka oo idil, Suldan Biindhe, iyo Haweenka magaalada oo si balaadhan shirka uga soo qayb galay.

I love You Togwajele, and thanks for the great reception. Also, thanks to Wasir Bihi and wasiir kuxigeen Abullahi both of public works and urban planning.

Maantana waxaan cashar ka bixiyey Wasarada H/Guud iyo Magaalooyinka DDS. Beri ayaan idin la wadaagi.

 

Sawira: Geedka iyo Toga xadka. Box jaaluhu waa qasnadaha lacaga sarifka oo si nabada meesha yaal. Iyo socdka guud ee magaalada.