𝗗𝗵𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗕𝗼𝗼𝗿𝗮𝗺𝗲 𝗼𝗼 𝗙𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗱𝗱𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝘀𝗶𝗱𝗮𝘆 𝘂 𝗝𝗲𝗰𝗲𝗹 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗹𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼

Dhalinyarada Boorame ayaa sheegay in aanay jirin cid uga lexjeclo badan dalkooda JSL.

Dhalinyarada reer Boorame oo warbaahinta kula hadlay badhtamaha magaaladu, waxay sheegeen in aan cadow dibadeed dumin karin Somaliland, oo ay caddeeyeen inay ku dhex dhasheen oo ay jecel yihiin dalkooda iyo nabadgelyada ay ku naaloonayaan.

Dhallinyarada Boorame waxa ay waxba kama jiraan ku tilmaameen cidda ku hadaaqaysa inay burburiyaan Somaliland.

Dhallinyaradaas ayaa xusay in shakhsiyaad dibad wareeg ahi waxba ka beddelaynin Qarannimada JSL.