Agaasimaha guud ee Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaruhu wuxuu tababar u soo gabagabeeyey Dhallinayro ka socotay 8 barakacayaal

 

Agaasimaha guud ee Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mohamed Abdilahi Saed“Khaawi” wuxu Toboar u soo xidhay guddiyada Dhallinayro ka  kala socotay 8 barakacayaal oo ku yaala Somaliland.

Tobobarkan waxa uu socday mudo dhawr cisho ah, tobabarkan waxaana iska kaashaday Wasaarda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadweynaha ee magacadeed loo soo gaabiyo UNFPA.

Ujeedada Tobabarkani oo ku saabsan sidii Dhallinyarada loogu wacyigalin lahaa dhibaatada Xanuunada Taranka Caafimadka iyo HIV/AID ku u leeyahay bulshada.

Tobabarkan waxa lagu qabtay Summer Time Hotel ee magaalada Hargeisa.

Agaasiamha wasaarada Dhalinayrda iyo Ciyaaraha waxa uu dhalinyadii tobabarka qaadatay kula dardaarmay in Toababar aqooneed kani yahay mid ay uga faa’iideeystaan kobaca aqoontooda ee dhanka Xuquuqda Taranka Cafimaadka iyo khatarta xanuunka HIV/AIDS ka.

Agaasiamha wasaarada Dhalinayrda iyo Ciyaaraha hadalkiisa ka mid ahaa in ay IDP kastaa uu Aqoonta ay halkan ku qaateen in ay xafdahooda ugu faa ideeyaan si mutadawacnimo ah.dhalinyarda tobobarka qaadatay oo ka koobnaa tiro dhan 36 waxay balan qadeen in ay Bulshadii ay ka yimaadeen u faa idayn doonaan Aqoonta ay tobarkan ka heleen .

Dhalinyardii tobobarka qaadatay oo u mahad celiyey wasaarada Dhalinayrda iyo Ciyaaraha iyo Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan ee UNFPA in ay dhalinayrda dhiirigaliyaan mar walbana garab ku siin doonaan dhalinayarda IDP yada ee magaalda Hargeisa.

bandhige@gmail.com