Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaldda Somaliland ayaa maanta Xadhigga ka jaray xafiiska Cusub ee Wasaaradda Cadaalada ee Magaalada Bali-gubadle ee Gobolka Hawd.