Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha waxa uu tababa usoo xidhay adeegayaasha bulshada, walaadiinta iyo macalimiinta xaafada Malawle

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa maanta waxa uu tababar u soo xidhay adeegayaasha bulshada, walaadiinta iyo macalimiinta xaafada Malawle.

Tababarkan ayaa waxa soo qaban qaabiyey Ururka waddaniga ah ee Somaliland Y-PEER oo kaashanaya Hayโ€™adda Qaramada Midoobay ee UNFPA. Tayaa waxa kasoo qayab 30 qof oo ka kala socday adeegayaasha bulshada, walaadiinta iyo macalimiinta xaafada Malawle. Tababarkan ayaa ku saabsanaa sidii waalidku uga warhayn lahaayeen ubadkii loogu dhiiri gelin lahaaa waxa barashada.

Tababarkan ayaa waxa uu soday muddo laba maalmood ah, kaasi oo lagu lafa guray in sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka waalidka iyo dhallinyarada.

bandhige@gmail.com