Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Mudane Mustafe Cali Nuur iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Mudane Fuad Axmed Cali ayaa si wada jir ah u soo xidhay tartanka kubada cagta ee SLFF Cup ee gobolka Togdheer.

Tartanka oo ay shalay ku guulaysatay kooxda Dawlada Hoose ee Burco ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ahaa oo xidhitaankiisa Isuduwaha Gobolka Togdhdeer ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Cabdikariim Muraad.