Allaybaday waxay dabargoynaysaa geedka garan-waaga

Maamulka iyo dhallinyarada Allaybaday ayaa qaaday olole iskaa-wax-u-qabso ah oo lagu dabargoynayo geedka garan-waaga, kaas oo ay sheegeen in uu caqabad ku noqday isu-socodkii iyo amnigii bulshada.

Hoos ka daawo warbixintan oo muuqaal ah oo ay diyaarisay shabakadda GabileyTv: