Amoud Foundation waxay gurmadkii ugu horeeyay u rareen Deegaanada Xeebta Lughaya ee Duufaanadu ku dhufteen

 

Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Ayaa Si Deg Dega Uga Jawaabtay Dhawaaqi ahaa In Loo Soo Gurmado dadka Roobabku Waxyeelada Uu gaysteen Ee Xeebaha G.Awdal.
Deeqda ay Haayada Samafalka Ee Amoud foundation ay Qaaday waxa uu Isku Jira Rashinka Qaybihiisa Kale Duwan Iyo Bico ay Dadku Hoy Ay ka Dhigtaan.
Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation ayaa noqonaysa Haayadii Ugu Horeysay Ee Deeq Noocan Oo Kale ah Si Deg Dega Ula Gaadho dadku ay Roobabku Duufaanadu wataan Sameeyeen.
bandhige@gm