Arrinta Gaza oo hadhaysay booqashada wasiirka arrimaha dibadda Ukraine ee Koonfur Afrika

Soofiyeeti ee hore, Ukraine ay ka taageertay Koonfur Afrika halgankii ay kula jirto midab-takoorka, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in Kyiv ay isku dayayso inay ka caawiso waddamada Afrika inay ka maarmaan cunno yarida ay sababtay colaadda Yurub.

Kuleba waxa uu sheegay in wada-hadalladii lala yeeshay Pandor ay ahaayeen kuwo wanaagsan oo โ€œu furay bog cusubโ€ xidhiidhka Ukrain iyo Koonfur Afrika.

Dhinaca kale Madaxweynaha Ukraine oo dhowaan hadlayey ayaa sheegay in dagaalka Bariga dhexe uu diiradii ka qaaday dagaalka Ukraine haatana dunidu u jeedo Gaza taas oo uu sheegay in ay dan u tahay Ruushka.