Kooxda Athletico Madrid oo waxay fara-cideeda ugu soo baxday wareega ugu dambeeya horyaalka Yurub, waxay gool tirsi ugu soo baxday wareegan ugu dambeeya horyaalka Yurub, kadib markii kooxda Bayer Munich ay kaga badisay 2:1 taasi ย oo ay ciyaartii ay badisay kooxda Althlecito Mardid oo kulankaa hore ka badisay 1:0.
Tababaraha kooxda Athletico ayaa waxa lagusoo oogay ganaax isagoo ku kacey falal anshaxa dibedda ka ah ka dib markii uu dhirbaaxey mid ka mid ah maamulkii garoonka ee garsoorka ka ahaa ciyaarta, waxa uu xaqiijiyey in uu ku khaldamey kadib markii raajiyey bedel uu ku sameyn lahaa mid ka mid ah ciyaartoygiisa.