Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise โMustafe-Shiine) ayaa wuxu ka dalbaday Koomishanka Doorashooyinku in ay kordhiyaan muddada kaadhadh qaybinta Gobolka taasi oo ay dadweynuhu waayeen goobaha ay ka qaadanayaan kaadhka codbixinta, taasina waxay qaadanaysaa muddo oo qof raadiyo goobta uu ka qaadanayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: