Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Kormeer Shaqo ku Soo Marey Deegaano Hoostaga Gobolka Hawd

Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa maanta Kormeer shaqo ku soo marey Deegaanada Darfacle,Widhwidhย ย iyo ina Cunaaye oo hoostaga Gobolka hawd

Badhasaabka Gobolka Hawd ayaa u jeedada Kormeerkiisu la xidhiidhay Xogogaal u Noqoshada Xaalada Nololeed ee Bulshada ku dhaqan Tuulooyinka Hoostaga Gobolka Hawd

ย Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkaasi