Barcelona oo ka huleeshay Horyaalka Yurub

Kooxda hoggaanka u haysa horyaalka Ispayn ee Barcelona ayaa guuldarro weyn xalay ka soo gaadhay tartanka Horyaalka Yurub kadib markii kooxda Atletico Madrid kaga badisay 2:0.

Labad goo lee kooxda Atletico Madrid ย ku badisay ayaa waxa dhaliyey weeraryahanka Antoine Griezmann.

Kulankii horey ayaa waxay kooxda Barcelona ku soo badisay 2-1, taasi oo ay ku hadhay gool tirsi.

Dhanka kale, kooxda Bayern Munich ayaa barbaro 2-2 ah la gashay Benfica, balse waxa ay haysatay guushii kulankii hore oo ay 1-0 ku soo badisay.

Celcelis ahaa waxay labada kooxood ee Atletico Madrid ย iyo Bayern Munich waxay ku soo baxeen goolala dhan 3-2 labadii kulan ee ay ciyaareen.

bandhige@gmail.com