Cabdirashiid Riyo Raac ayaa loo doortay Gudoomiyaha Cusub Ee kominshanka doorashooyinka Somaliland

Cabdirashiid Riyo Raac ayaa goor dhawayd loo doortay Gudoomiyaha Cusub Ee kominshanka doorashooyinka  Somaliland.

Dhanka kale Mustafe Daahir ayaa loo doortay Gudoomiye ku xigeenka Kominshanka Doorashooyinka.

Komishanka cusub ayaa saaka si rasmiya xilka ugala wareegay komishankii hore ee doorashooyinka Somaliland oo mudo xileedkoodu ku eeka shalay 29 bisha .

Bandhige@gmail.com