Cawayska Culimada iyo Dr. Siciid Maxamed Faarax

Kulanka 1aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Dr. Saciid Maxamed Faarax, guuddoomiyaha diiwaanka Sakada.

Waxa uu ka warramayaa taariikho badan oo xiiso leh.