Ciidamada Milatariga Jsl Ayaa Gaadhay koonfurta gobolka sool

Ciidamada milatariga Jamhuuriyada somaliland ayaa gaadhay deegaano katirsan koonfurta gobolka sool.

Deegaanada ay gaadheen ciidamadu ayaa la sheegayaa in ay kajiraan muran wayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.