Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigii uu hoggaaminayey oo ku guda-jira safarkii la magac baxay Midnimo ayaa maanta Si Balaadhan Loogu soo dhaweeyey Deegaamada Gar-adag iyo Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag
halkan ka daawo.