DAAWO: Wareysi Xoghayaha xisbiga Waddani, Khadar Xuseen Cabdi – Goobjoog TV

Halkan waxaad ka daawan kartaa wwareysi uu Goobjoog TV la yeeshay xoghayaha kumeel-gaadhka ah ee xisbiga Waddani, Khadar Xuseen Cabdi. Wareysiga waxaa uu kaga hadlay Khadar arrimaha ay ka mid yihiin; doorashooyinka, saami-qaybsiga xukuumadda Somaliland, siyaasadda arrimaha dibadda, shirkii aragti wadaaga soomaalida ee dalka Jabuuti, iyo arrimo kale.