Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa u digay hoggaamiyayaasha Midowga Yurub in aanu Ingiriisku ku dag dagi doonin in ay ka baxaan wadahadalada Midowga Yurub.
Hadalkan ayaa waxa ka jeediyey baarlamaanka kadib markii uu sheegay in uu xilka ka tagi doono bisha Oktoobar ee sannadkan.
Raysal-wasaare David Cameron ayaa waxa uu sheegay Raysal-wasaaraha ku xigaa goโaamin doono wakhtiga wadahadalada lala galayo Midowga Yurub.
Sidoo kale waxa uu baarlamaanka u sheegay in uu Ingiriisku goโaan ka gaadho xidhiidhka ay la yeelan doonaan Midowga Yurub ka hor bixitaanka Midowga Yurub.